Madaxweyne Kenyatta oo Magacaabay Guddi sare oo uu ku jiro nin Soomaali ah

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa  maanta magacaabay Guddiga Sare ee Garsoorka Kenya oo ka kooban 11 xubnood. Guddigan ayaa waxaa ku jira nin Soomaali ah oo la yiraahdo Garyaqaan Cabduqaadir Xuseen Maxamed sida ku xusan qoraalka ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Ninkan ayaa mar madax ka ahaa guddiga sameynta Dastuurka Kenya , isagoo sidoo kale … Continue reading Madaxweyne Kenyatta oo Magacaabay Guddi sare oo uu ku jiro nin Soomaali ah